DHAGEYSO:Waa maxay sababta ay haweenka ugu badan yihiin shaqooyinka qaar?

0
381

Dumarka xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa qabta shaqooyin kala duwan oo ay ku maareyaan nolasha qoysaskooda oo ay uga badan yihiin ragga haddaba sababtu maxay tahay.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan Dadaab ka soo diray.