Wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Garissa ku matala deegaanka hoose Liboi Xuseen Axmad Bashiir iyo dhiggiisa Dhamaajaaley Diiriye Cabdi Barre ayaa ka hadlay saameeynta abaarta ee ka jirta deegaannada ay mas’uulka ka yihiin.
Waxaa ay dowladda ku dhaliileen gargaar la’aanta
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakiillada deegannada hoose ee Liboi iyo Dhamaajaaley oo ka hadlay saameynta abaarta