Wararka Kenya Maxay tahay sababta uu uga tanaasulay Joho inuu isu soo sharraxo xilka madaxtinimo? By star - September 19, 2021 0 487 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Barasaabka ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta Cali Xasan Joho ayaa ka tanaasulay inuu isu soo sharraxo xilka madaxtnimo ee dalka ee doorasha guud sanadka dambe 2022-ka. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa dhameystiraya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/09/BOOTAAN.mp3