Ololaha qaran ee cirib tirka gooryaanka oo 14 ismaamul laga fulin doono ayaa maanta magaalada Mombasa si rasmi ah uga billowday iyadoo ay barnaamijkan ka faa’iidaysanayaan ilaa 270,000 oo ka mid ah ardayda wax ka barta dugsiyada Mombasa oo kuwa dowladda ay yihiin 104 iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay oo ay tiradoodu tahay 645 sida uu ku soo warramayo Maxamad Cabdi Bootaan.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mombasa oo laga billaabay olole ka dhan ah gooryaanka carruurta saameeya