Xafiiska arrimaha waxbarashada ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay natiijada ka soo baxday imtixaanaadka shahaadiga ee fasalka siddeedaad ee dugsiyada hoose dhexe iyo fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee 2020-2021-ka
Waxaa faahfaahinta la xiriirta natiijada warbaahinta la wadaagay guddoomiyaha imtixaanaadka Somaliland Daauud Axmad Faarax .