Cabdixamiid sheekh oo kamid ah waaxda caafimaadka mandera ayaa salaadii jimcaha kadib masaajidka jaamaca mandera si adag uga hadlay cudurka COVID-19 iyo Xaalada caafimaad ee mandera.
Audio PlayerDhinaca kale Sheekh Axmed suudaan ayaa imaamyada masaajida ugu baaqay inay sameeyaan duco ka dhan ah caabuqa cudurka COVID-19
Audio Player