22 qof oo loo maxkamadeynayo weerarro 2015-kii ka dhacay Faransiiska

0
391

Waxaa magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska ka socoto dacwad ay wajahayaan 22 qof oo eedeysanayaal ah.
Shakhsiyaadkan ayaa lala xiriirinayaa weerarro dhimasho sababay oo magaaladaasi ka dhacay 13-kii bishii 11-aad ee sanadkii 2015-kii.
Falalkaasi ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen 130 qof halka boqolaal kalena la dhaawacay.