Xildhibaankii hore ee deegaanka waqooyiga Laikipia oo xabsiga loo taxaabay

0
425

Waxaa xabsiga loo taxaabay mudinihii hore ee deegaanka waqooyiga Laikipia Mathew Lempurkel oo su’aallo laga weydiinaya iskudhacyada ka jiro dowlad deegaankaasi.
Mr .Lempurkel ayaa saaka laga qabtay hooygiisa xaafadda Ongata Rongai sida uu xaqiijiyay George Natembeya oo ah isku duwaha ammaanka ee gobolka Rift Valley.