Wararka Kenya DHAGEYSO:Dugsiga sare ee gabdhaha Nep Girls oo laga helay Xanuunka Corona Virus By star - August 18, 2021 0 714 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasiirka caafimadka ee ismaamulka Garissa Roble Nunow ayaa faa faahin ka bixiyay xaalada cudurka Corona virus ee dugsiga sare gabdhaha NEP Girls ee magaalada Garissa iyadoona dugsigaasi dhowr qof laga helay Virus-ka. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/08/Xalada-iskolka-NEP-GIRLS.mp3