DHAGEYSO:Sheikh Axmed Badaawi oo ka mid ah culimada suufiyada oo ku geeriyooday Nairobi

0
741

Inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaa maalinti Isninta ahayd ee 16 -8-2021 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya  allaha u naxariistee sheeq Axmed Badawi Sayid Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ahaa culimadii ugu waawayna ee Ahlu suna Waljamaaca ee soomaaliyeed oo ku noolaan jiray magaalada muqdisho ee caasumada soomaaliya. Qaar ka mid ah ehelka ayaa ka tacsiyeeyay.