DHAGEYSO:Xaaladaha COVID 19 ee Garissa oo sii kordhaysa

0
588

Tirada dadka uu ku dhacaya cudurka Covid19 ee ismaamulka Garissa ayaa sare u kacday.
Wasiirka waaxda caafimaadka ee dowlad deegaanka Garissa Roble Nunow ayaa faa faahin ka bixiyay xaalada cudurka Corona virus ee Garissa.