Kooxda Taalibaan ayaa lagu soo warramayaa inay dowladda Afghanistan kala wareegtay gacan ku haynta 6 magaalooyin oo dheeraad kuwaasoo caasimad goboleed ah.
Magaalooyinkan ayaa kala ah Terenkot, Pul-e Alam, Feruz Koh , Qala-e Naw,Kandahar iyo Herat .
Ilaa iyo hadda Taalibaan waxay la wareegtay 16 ka mid ah magaalooyinka ugu waawayn ee gobollada wadankaasi oo ah 34.