Ruto oo dhaliilay kulan dhex maray madaxweynaha iyo hoggaamiyaasha mucaaradka

0
443

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa dhaliil u jeediyay hoggaamiyaasha garabka mucaaradka ee wadanka oo dhawaan magaalada Mombasa kulan kula qaatay madaxweyne Uhuru Kenyatta.
Waxaa uu sheegay in mas’uuliyiintan ay diiradda saarayaan fulinta danahooda shakhsiyeed.
Dr. Ruto ayaa arrin la yaab leh ku tilmaamay in siyaasiyiinta mucaaradka oo aan taageerin madaxweyne Kenyatta ay hadda qorsheynayaan inay mucaaradaan madaxdii soo dhistay.