DHAGEYSO:Dacwad ka dhan ah faraha qaxootiga oo la geeyay Maxkmadda

0
629

Hay’adda u dooda xaquuqda aadanaha iyo arrimaha cadaalada haki na sheria ayaa maxkmadda gaysay dacwad ka dhan ah faraha qaxaootiga.
Bare Aden oo ka mid ah shaqaalaha hay’adaas ayaa ka warbixinaya maxkamad geynta arrimaha faraha qaxootiga ah.