DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Somalia oo laga codsaday inuu booqdo xeriyaha qaxootiga ee Dadaab

0
430

Bulshada somaliyed ee kudhaqan xeryaha qaxotiga ee Dadaab ayaa soo dhaweyay boqashada Raisul wasaraha Somalia Mohamed Hussein Rooble uu ku imaday dalkani kenya Waxayna rajo wanaagsan ka mujiyeen soo noqoshada xariirka labada dal
Abdullahi Osman Aden oo kamid ah masuliyinta xeryaha qaxotiga ee Dadaab ayaana ka hadlay arinkaas wuxuuna Raisul wasaraha ka codsaday inuu soo garo xeryaha qaxotiga ee Dadaab.