Wararka Kenya DHAGEYSO:Garissa oo ka mid ah ismamaulo laga cabsi qabo inay ka dilaacaan cuduro halis ah By star - August 10, 2021 0 426 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dwolada deeganaka garissa Rooble Nuunoow ayaa sheegay in Garissa ay ka mid tahay ismamaulo laga cabsi qabo inay ka dilaacaan cuduro halis ah. Waxaa uuna shacabka ugu baaqaya inay ku dadaalaan nadaafadda. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/08/wasiirka-caafimaadka-garissa.wav