Wararka Kenya Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Rw Rooble oo kulan ku yeelan doono Mombasa By star - August 10, 2021 0 535 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Mombasa ayaa sheegaya in madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble oo wadanka safar ku yimid ay halkaasi kulan ku yeelan doonaan.