Xoghayaha ururka macalimiinta laanta Garissa Cabdirisaaq Xusen ayaa waalidiinta ugu baaqay inay ilmahooda geeyaan iskoolada , asago si aagr ah baaq ogu diray waalidiinta ay ubadkooda ku biirayaan fasalka koobaad e dugsiga sare ama FORM ONE-ka.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xog’hayaha Ururka Macalimiinta Laanta Garissa oo baaq u diray Waalidiinta