DHAGEYSO:Wakaalada biyaha Garissa oo sharciyo cusub ku soo rogtay Macaamiisha

0
412

Wakaalada Biyaha Magaalada Garissa ee Gawasco ayaa isniinta maanta sharciyo cusub ku soo rogtay macaamiisha magaalada Garissa si wax looga qabto dhaqaale la,aanta heysata shirkada iyo gaabiska ka jira dhanka biyaha.
Madaxa maamulka Mudane Yuusuf Cabdi Bare oo loo yaqaan Sareeye ayaa warbaahinta ugu waramay sharciyadaan cusub waxaana uu bulshada ugu baaqay in aysan ka hor Imaan.

Audio Player