DHAGEYSO:Banaanbax ay wadayaasha baabuura ka dhigeen ismaamulka wajeer

0
635

Waxaa maanta ismaamulka Wajeer ka dhacay banaan bax ay wadayaasha gawaarida dhigeen taas oo ay uga cabanayaan amar ay soo saaraty dowlada.
Amarkan ayaa ah in wadayaasha ay baabuurtooda ka fujiyaan muraayadaha madow ee gaarika ku dhagsan ama tinted loo yaqaana.