DHAGEYSO:Shir ku saabsan shaqo abuurka dhallinyarada oo lagu qabtay Mombasa

0
342

Magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ayaa lagu qabtay kulan diiradda lagu saarayay arrimaha siyaasadda iyo sida dhallinyarada shaqo abuur loogu sameyn karo sida uu faahfaahinayo Maxamad Cabdi Bootaan