Guddoomiyaha Degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Cabdirashiid Cabdi Caroog ayaa galinkii dambe ee shalay booqday Dadkii ay dhaawacyadu ka soo gaareen dagaalkii Maalin ka hor ka dhacay degmadaasi.
Guddoomiyaha Degmada Baladxaawo ayaa sheegay inay arruurinayaan warbixinta la xiriirta dhibaatada dadka shacabka ah soo gaartay kaddibna ay u howlgalayaan sidii ay ugula xisaabtami lahaayeen kuwii ka dambeeyay dhibaatadaas.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddoomiyaha Beledxaawo oo booqday dadkii ku wax yeeloobay dagaalka