DHAGEYSO:Masjidka ugu wayn xeryaha qaxootiga oo laga furay Dhagaxleey

0
356

Waxaa xerada qaxootiga ee Dhagaxleey lagu qabtay munaasabad lagu furayay masajidka ugu wayn ee laga dhisay xeryaha qaxootiga iyo deegaan baarlamaneedka Dadaab
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan soo diray