Emmanuel Korir ayaa Kenya u soo qaaday biladda orodka ee 800 Miitar ka dib markii orodyahankaas oo uu kaalinta koowaad ka galay.
Korir ayaa soo bandhigay tayadiisa orodka isagoona ku guulaystay biladda dahabka ee 800 miitar.
Waxaana kaalinta labaad soo galay saaxibkiisa ay isku dalka yihiin Ferguson Rotich.
Tan ayaa muujinaysa in kenya ay awood u sheegatay orodyahanada kale ee kala qeyb galay orodka 800 Miitar.