Dowladda ismaamulka Samburu ,midda qaran iyo hay’adda cunnada iyo beeraha adduunka ee FAO oo iskaashanaya ayaa ugu yaraan boqolkiiba 80 ka takhasusaly Ayax saameeyay Samburu.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaadday wakiilja FAO ee Kenya Carla Mucavi .
Waxay sheegtay in hay’adda FAO laanteeda Kenya ay sii wadi doonto taageeridda Samburu iyo ismaamullada kale ee dalka.
Guddoomiyaha dowladda dhexe u qaabilsan Samburu Mr. Cabdirisaaq Jeldesa ayaa shacabka ugu baaqay inay soo sheegaan meelaha uu Ayaxa ku degay