DHAGEYSO:Faarax Macallin oo baaq u diray soomaalida ku nool xeebta dalka

0
344

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka dalkani Kenya Faarax Macallin ayaa soomaalida ku nool gobolka xeebta ugu baaqay inay xoojiyaan midnimadooda xilli la filayo in dalka ay sanadka dambe ee 2022-ka ka dhacdo doorashada guud.