DHAGEYSO:3 rag ah oo kufsi wadareed ugu gaystay gabar 16 sano jir ah magaalada Wajeer

0
654

Dhacdo aad u xanuun badan ayaa ka dhacday ismaamulka Wajeer ka dib markii 3 nin rag ah ay kufsi wadareed u gaysten gabar 16 sano jir ah.
Hooyada dhashay gabadhan oo la hadshay warbaahinta ayaa dalbatay in gabadheeda ay hesho cadaalad.

Dhanka kale waxaa dhacdan cambaareeysay madaxa bulshada ee dowlad deegaankaasi Marwo Faadumo Yuusuf Cabdullahi.

Sidoo kale ciidamada amaanka ee Wajeer ayaa arrinkan faahfaahin ka bixiyay.