Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika ayaa muddo laba isbuuc ah hakisay howlahii ay qabaneysay sababo la xariira xanuunka Covid-19 oo la sheegay inuu wadankaas si aad ah ugu sii faafayo.
Cabdalla Cali oo ah safiir ku xigeenka 1-aad ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Africa ahna la taliyaha 1-aad ee safiirka ayaa Warbaahinta la hadlay.
Waxaa uuna Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka koonfur Afrika ugu baaqay ina Markasta Taxadar dheeraad ah Muujiyaan.