Wafdi ka socdo IGAD oo gaaray Mandera

0
541

Waxaa maanta ismaamulka Mandera gaaray wafdi ka socdo urur goboleedka IGAD.
Mas’uuliyiinta ayaa halkaasi kulan kula qaatay barasaabka Mandera Cali Ibraahim Rooba.
Qoraal la soo dhigay barta rasmiga ee Twitter-ka xoghaynta IGAD ayaa lagu sheegay in dowladda deegaanka Mandera ay ku wareejin doonaan cagafcagaf iyo baabuurta gurmadka ee loo yaqaano Ambulance si shacabka ismaamulkaasi ay uga faa’iidaystaan.