Saddex dowladood oo digniin u diray Kuuriyada Waqooyi

0
444

Dowladaha Maraykanka , Japan iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa si wadajir ah farriin ugu diray Kuuriyada Waqooyi.
Waxay xukuumadda Pyongyang u sheegeen inay isku dubarid ku sameyn doonaan siyaasadda ay kula macaamilaan dowladda dalkaasi.
Sarkaal sare oo ka tirsan maamulka madaxweyne Joe Biden ayaa arrinkan warbaahinta u xaqiijiyay maanta oo Arbaco ah.