DHAGEYSO:Barasaabkii hore ee Garissa oo bulshada ugu baaqay inay xummaanta ka fogaadaan

0
313

Guddoomiyihii hore ee ismaamulka Garissa Nathiif Jaamac oo shalay munaasabadda ciidul adxaa ku dabaal degay degmada Masalani ee dowlad deegaankaasi ayaa shacabka kula taliyay inay iska ilaaliyaan waxyaabaha xummaanta ama fisqiga ah