Dowladda Cuba oo loogu baaqay inay siidayso maxaabiista

0
544

Madaxa arrimaha xuquuqul aadanaha ee qaramada midoobay Michelle Bachelet ayaa dowladda dalka Cuba u soo jeedisay inay siidayso maxaabiis ay ka mid yihiin wariyaal la xiray xilli ay dibadbaxyo socdeen.
Waxay cambaareysay awoodda xad dhaafka ah ee ay ciidamada ammaanka u adeegsadeen dibadbaxayaasha.
Mudaharaadyada waxaa ku dhintay hal qof iyadoo in ka badan 100 ruux la xiray tan iyo Axadii.