Maamulka Jubbaland oo sheegay in doorashada Aqalka Sare ay waqtigeeda ku qaban doonaan

0
402

Maamul goboledka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay iney 25-ka bishaan qaban karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya dowlad goboleedka Jubbaland.
Qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa lagu cadeeyay iney diyaar u yihiin qabashada doorashada Aqalka Sare.