117 qof oo ku dhimatay rabshadaha Koonfur Afrika

0
429

Rabshadaha saameeyay dalka Koonfur Afrika ka dib xarigii madaxweynihii hore ee wadankaasi Jacob Zuma ayaa ilaa iyo hadda galaaftay nolosha 117 qof.
Wararka ayaa intaa ku daraya in xaaladda magaalada Johannesburg oo ah halbowlaha ganacsi ee dalkaasi ay hadda deggan tahay.
Hasa ahaate waxay weli rabshaduhu ka taagan yihiin gobolka koonfurta bari ee KwaZulu-Natal .