Kulan loo qabtay Dhalinyarada Gobolka xeebta lixda Ismaamul Goboleed ee u ka kooban yahay ayaa waxaa diirada lagu saaray ka hortaga falalka Xagjirmada iyo Argagixisada waxaana soo qaban qaabiyay haaydaha udooda xuquuda baniaadamka ee gobolkaasi xeebta sida uu war bixitaan ku faah faahinaayo Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Mombasa Maxamed Cabdi Bootaan.