Wararka Kenya DHAGEYSO:Gudoomiyaha nabada Degmada Lagdheera oo baaq diray By star - July 14, 2021 0 340 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Gudoomiyaha gudiga nabada ee degmada Lagdera ismamulka Garissa Dhaqana Faliir ayaa ku baaqay in gar gaar loo fidiya dadka ay abaaraha saameyeen ee ku nool Degmadaas kuwaas oo wajahaya xaalad aad u adag.