DHAGEYSO:Dowladda ismaamulka Mombasa oo loo soo jeediyay inay wax ka beddesho maareynta miisaaniyadda

0
523

Ururrada bulshada rayidka ee ismaamulka Mombasa ayaa dalbaday in muddo 90 cisho gudahood ah wax looga beddelo habka loo maamul waaxda miisaaniyadda ee dowlad deegaankaasi.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya.