DHAGEYSO:Ururrada bulshada Mandera oo dhaliilay miisaaniyadda sanadeedka ismaamulkaasi

0
497

Misaaniyad sanadeedka ee soo badhigeen guddiga arrinkan qaabilsan ee golaha baarlamaanka ismaamulka Mandera ayaa waxaa dhaliilay ururrada bulshada dowlad deegaankaas.
Nuur Cabdow Axmad oo ah guddoomiyaha u dhaqdhaqaaqa ururrada bulshada ayaa ka hadlay miisaaniyadda sanadeedka