Kenya oo laga diiwangaliyay 400 oo kiis oo Corona Virus ah

0
401

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa diiwangalisay kiisas dhan 400 oo COVID 19 ah ka dib markii 24-kii saac u dambaysay baaritaano lagu sameeyay dhecaan dhan 5,068.
Celcelis ahaan heerarka caabuqa waxa ay marayaan maanta boqolkiba 7.9%.
Xaaladaha guud ee Viruska ayaa hadda ah 186,453.
Waxaana ka soo kabsatay COVID 19 354, Bogsashada guud ayaa maraysa 129,165.
Halka 7 qof oo dheeraad ah ay maanta u geeriyoodeen xanuun, tan ayaa dhimashada guud ka dhigtay 3,697.
Nairobi 155, Kilifi 43, Uasin Gishu 34, Siaya 21, Kiambu 19, Busia 18, Mombasa 16, Kisumu 13, Nyamira 11, Nakuru 11, Narok 6, Kwale 5, Marsabit 5, Murang’a 5, Nyandarua 4, Nyeri 4, Kisii 4, Homa Bay 4, Bomet 3, Kajiado 3, Kakamega 3, Kitui 3, Kericho 2, Migori 2, Machakos 1, Trans Nzoia 1, Embu 1, Turkana 1, West Pokot 1 and Garissa 1.