Guddiga xalinta Khilaafaadka Somalia oo gudoomiye doortay

0
409

xubnaha Guddiga xalinta Khilaafaadka ee Heer Federal ayaa maanta oo Talaada kulan koodii ugu horeeyay oo ka dhacay taandhada Afisiyoone ku doortay gudoomiye cusub .
Kulanka waxa Soo xaadiray 21 xubnood.
Xilka jagada Gudoomiyaha Guddiga xalinta Khilaafaadka waxa isku soo sharaxay

  1. Cabdilahi Abyan Nuur iyo
  2. Cali axamuud Farah( Cali Zeko)
    Natiijada Doorashada gudoomiyaha:
    – Abdulahi Abyan Nuur waxa uu helay 14 cod, halka Cali Maxamuud Faarah ( Cali Zeko) uu helay 7 cod.
    Mudane Cabdilahi Abyan Nuur ayaa noqon doona gudoomiyaha cusub ee Guddiga xalinta Khilaafaadka ee Heer Federal.