Wararka Kenya DHAGEYSO:Suuqa Kongowea ee Mombasa oo gubtay By star - July 6, 2021 0 412 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa lagu soo warramayaa in xalay ku dhawaad saqdii dhexe ay gubatay qayb ka mid ah suuqa Kongowea ee ismaamulka Mombasa.Wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya.