Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo difaacay go,aanka lagula dagaalamayo Tigreega

0
466

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa difaacay go’aanka lagula dagaallamayo Jabhadda Tigreega .
Waxaa uuna sheegay in saraakiisha “ay go’aansadeen in la helo muddo aamusnaan ah, si qof walba u uga fikiro xaalada taagan..
Hadalkaan ra’isul wasaaradda ku guulaystay biladda nabada sanadkii 2019-kii ayaa imaanaysa markii ay tigreega gacanya u gashay magaalada Makelle oo caasimad u ah.
Tan iyo dabayaaqadii sanadkii hore waxaa uu dagaal ka dhaxeeya ciidamada dowladda Ethiopia iyo Tigreega .