16 qof oo ku dhimatay dhismihii dumay ee Florida

0
327

Waxaa sare u sii kacay khasaaraha nafeed ee ka dhashay dhisme maalmo ka hor ku dumay gobolka Florida ee dalka Maraykanka.
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in ay dhinteen 16 qof halka 147 weli la la’yahay.
Waxaa socdo howlaha samatabixinta ee lagu raadinaya dadka aan ilaa iyo hadda iyaga oo nool ama dhintay aan la helin.