DHAGEYSO:Dhalinyaro reer Mandera oo ka soo hor jeestay gudoomiye ku xigeen cusub oo dumar ah

0
618

Dhalinyarada Xaafada kamoor ee magaalada mandera ayaa ka soo hor jeestay gudoomiye ku xigeen cusub oo dumar ah oo xaafadaasi la geeyay.