DHAGEYSO:Gabar kale oo saaka laga waayay xaafadda Islii ee Nairobi

0
1409

Xaafadda Islii ee magaaladatan Nairobi ayaa laga dareemayaa guuxa hadal haynta ku saabsan gabdho la sheegay in laga af duubay xaafadda, ayadoo sidoo kale saaka la waayay gabar lagu magacaabo Hibo Faarax oo u kallahday iskuul.
WARIYAHEEN Cibaar ayaa warbixaantan inoo haya.