DHAGEYSO:Kulan ku saabsan amniga oo lagu qabtay Mandera

0
645

Kulan looga hadlayay amniga ismaamulka Mandera oo ay qayb ka ahaayeen Wafdi heer wasiiro ah iyo iskuduwaha dhanka amaanka ismamaulka Mandera Indalana oo laguqabtay Magalada Mandera ayaa waxaa kulankaasi ka hadlay gudoomiyaha ismaamulka mandera Cali Ibrahim Roba.