DHAGEYSO:Madaarista IFO iyo kuwa magaalada Garissa oo iska kaashanaya dhanka manhajka

0
649

Qaar ka mid ah macaahidda diinta ee xerada IFO ayaa la midoobay madaarista ugu waawayn magaalada Garissa waxayna markii ugu horreysay yeesheen xiriir dhanka manhajka iyo shahaadada ah sida lagu shaaciyay xaflad qalin jabin oo lagu qabtay xerada qaxootiga ee IFO.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.