DHAGEYSO:Ciidamada ammaanka oo bam ku burburiyay Samburu

0
561

Ciidamada ammaanka ee ismaamulka Samburu ayaa burburiyay bam dhawaan lagu arkay halkaasi.
Dhawaan ayay ahayd markii shacabka ku nool degmada Shabaa ay walaac ka muujiyeen bam carro lagu duugay .
Ku xigeenka taliyaha booliska ee Samburu Cabdiqaadir Malicha ayaa dadweynaha ku boorriyay in hadii ay arkaan waxyaabo ay dhibaato ka soo gaari karto ay sida ugu dhakhsiyaha badan ugu wargeliyaan booliska
Waxaa uu uga mahadceliyay warbixintii ay soo gubdiyeen ee fududeysay in ciidamada ammaanka ay la waregaan bamka ka dibna burburiyaan.