Guddoomiyaha Garissa oo soo jeediyay in laga gudbo siyaasadda shacabka lagu kala qaybiyo

0
580

Barasaabka ismaamulka Garissa Cali Bunow Qorane ayaa shacabka kula taliyay in ay ka feejignaadaan siyaasadda ku saleysan kala qaybsanaanta.
Waxaa uu siyaasiyiinta ku boorriyay in aynan dadweynaha kala gayn.
Tani ayaa imaanaysa maalmo un ka dib markii la soo afjaray mooshin hadal hayn ballaaran dhaliyay oo la doonayay in xilka looga qaado guddoomiyaha golaha hoose ee dowlad deegaankaas.