Milatariga Israel ayaa sheegay in weeraro ballaaran ay qaadeen 24-kii saac ee la soo dhaafay ayna ku dileen ugu yaraan 115 falastiiniyiin ah ee Marinka Qaza.
Kumanaan Falastiiniyiin ah ayay ciidamada Israa’iil ku amreen inay isaga cararaan qaybo ka mid ah waqooyiga Qaza iyadoo duqeymo aan loo meel dayin ay ku dhinteen dad badan saacadihii la soo dhaafay.